XUNDHUR.

 Xundhurtu waa caabuq ay keento bacteria yada loo yaqaan dysentery shuban joogto ah waxa kale badanayan in la nuugo nafaqadii mindhicirada dhex socotay iyo qashin saarkii .



Xundhurta waxa isku saacida ilmo aragtay kale duwan sida ameebada iyo shigellada kusoo iyaguna keena xundhurta qaybeheeda kale duwan.

Side ayaa uu ku faafaa xanuunku.

Xanuunka xundhurtu waxa uu ku faafaa  qof xanuunka qaba oo saxarooda  meel banan kadib meeshaas saaxarada uu dhigay aya waxa soo qaadaya daadii kadib biyihii ama ceelki ayaa uu kuso dara daadku  sidaana biyihii oo dhan way wasakhooban qofka caafimaadka qaba  caba uuna ku xanuusta.

Sidaas ayaa uu xanuunku ku faafaa.

Calaamadaha xanuunka.

  • Saxaro dhiig.

  • Dibiro.

  • Daaco badan.

  • Shuban aad iyo aad ubadan.

  • Daaco qudhun.


Side looga hortagi karah:-

waxa lagaga hortagi qofka xanuunka qaba oo loo sameeyo meel god ah oo uu ku saxaroodo si xanuunka fiditaankiisa loo yareeyo.

Qofka xanuunsan si degdeg ah loo geeyo goob caafimaad .

@caafimaadka.net


Comments

Popular posts from this blog

CALAAMADAHA KHATARTA AH EE FAALIIGA.

MAXAA DHAAWICI KARA CAAFIMAADKA KELYAHA.

CARUURTA IYO IRON-TA DHIIGA OO KU YARAATA.