9 Calaamadood oo hooyada uurka leh khatar ku ah.

 



Uurka inta ay hooyadu ay sido xaalado badan ayey wajahaysaa,waxa ay ubaahan tahay in aadlooga warhayo.

Hadaad hooyada uurka leh calaamadahan aad ku aragtid goob caafimaad gee:-

- Cawlnaan sida boodhka oo kale ah,waxa ay tusaysaa in hooyadu ay dhiig yaraan soo wajahday.

- Madax-xanuun daran ,oo calaamad u ah cadaadiska dhiigu uu aad u sareeyo.

- Xubinta oo dhiig ka socdo,waxa ay calaamad u tahay uur-jiifka xaalad soo wajahday.

- Xanuun daran oo uurku jirta ah ,calaamad waxa ay u tahay fool.

- Hooyadu hadii ay dareento in ilmaha dhaqdhaqaaqi aanu jirin.

- Gariir hooyada hadii lagu arko sida qalalka oo kale.

- Hadii xuubka biyuhu ay dilaacaan oo xubinta ay kasoo baxaan biyo.

- Barar wajiga ah.

- Xumad.


@caafimaadka.net


Comments

Popular Posts