XUNDHUR.
Xundhurtu waa caabuq ay keento bacteria yada loo yaqaan dysentery shuban joogto ah waxa kale badanayan in la nuugo nafaqadii mindhicirada dhex socotay iyo qashin saarkii .
Xundhurta waxa isku saacida ilmo aragtay kale duwan sida ameebada iyo shigellada kusoo iyaguna keena xundhurta qaybeheeda kale duwan.
Side ayaa uu ku faafaa xanuunku.
Xanuunka xundhurtu waxa uu ku faafaa qof xanuunka qaba oo saxarooda meel banan kadib meeshaas saaxarada uu dhigay aya waxa soo qaadaya daadii kadib biyihii ama ceelki ayaa uu kuso dara daadku sidaana biyihii oo dhan way wasakhooban qofka caafimaadka qaba caba uuna ku xanuusta.
SIDEE LOO BADHAA:
saxaro ayaa laga qadayaa qofka hadii xanuunkii sii socdan waxaa loo dirayaa kunbuuytar loo yaqaan(ultra-sound).
Calaamadaha xanuunka.
Saxaro dhiig.
Dibiro.
Daaco badan.
Shuban aad iyo aad ubadan.
Daaco qudhun.
Side looga hortagi karah:-
waxa lagaga hortagi qofka xanuunka qaba oo loo sameeyo meel god ah oo uu ku saxaroodo si xanuunka fiditaankiisa loo yareeyo.
Qofka xanuunsan si degdeg ah loo geeyo goob caafimaad .
Comments
Post a Comment