Iron ta dhiiga oo yaraataa waxa ay ilmaha ku keentaa samayn,koritaanka oo hoos udhaca,waxa ay ilmaha ku keentaa dhiig la'aan. Iron waa nafaqo taas oo uu ilmuhu uu ubaahan yahay si uu : - Ukoro. - Maskax-ahaan horumaro garaadkiisu. Maxay muhiim ugu tahay ilmaha IRON-TU? Iron tu waxa ay ka caawisaa oxygen in ay kadhaqaaqdo sanbabada una gaadho jidhka inta kale. Muruqyada iron waxa ay ka caawisaa in oxygen-ta in ay isticmaalaan sidoo kale ay kaydsadaan , si muruqyadu ay u koraan uweynaadaan. Ilmaha aan IRON ku filan helin waa mid muruqyo aan awood lahayn leh,taas waxa ay ku hogaaminaysaa dhiig la'aan. Xaddi intee oo iron ah ayuu ilmuhu uu u baahan yahay? Ilmuhu waxa uu dhashaa iyada oo iron tu ku kaydsan tahay jidhkiisa.cuntada iyo fiitamiinada uu helayo waxa ay unoqonaysaa shiidaal si uu degdeg ugu koro sidoo kale heerarka da' ahan jidh ahaan u kale gudbo. Age group Recommended amount of iron a day 7 - 12 months 11 mg 1 - 3 years 7 mg 4 - 8 years 10 mg 9 - 13 ye...
Comments
Post a Comment