5 Faaiido oo vitamin B12 uu ka helo qofka macaanka lanool.
Vitamin B12 waxa kale oo loo yaqaan cobalamin ,waxa uu ku milmaa biyaha,taas oo fududaynaysa in sifudud jidhku u nuugo.
Faaiidooyin badan ayuu ka helayaa qofka macaanka la nool waxa ka mid ah:-
- Dareen wadka.
Xanuunka macaanku waxa uu keena in uu dhaawaco dareemada .
Badanaa qofka waxa lagu arkaa calaamadahan:-
- Kabuubyo..
- Dareenka faraha gacmaha iyo lugaha oo yaraada.
- Gariir badan.
Vitamin B12 waxa ay ka caawinaysaa qofka calaamadahaa leh in neerfahaa dhaawacmay ay dib usoo kabtaan qofka ay usoonoqdaan dareenkii faraha sidoo kale kaba'aan calaamadaha uu dareemayo.
Comments
Post a Comment