SAAMEYNTA CUNTADA LOO YAQAANO JUNK FOODS.

 


Junk foods waa cunto ay ku badan tahay sonkorta,subagga iyo milixdu ,caafimaad ahaanna aan wanaagsanayn.

Cuntooyinka ay sonkortu ku badan tahay waxa ay kor uqaadaa heerka sonkorta ee dhiigga dhex-qulqulaysa ,taas waxa ay keeni kartaa saameyn caafimaad.


Duxda badan ee lagu samaynayo
sidoo kale waxa ay kordhisaa heerka subagga ee dhiiga.


Saameynta ay keeni karaan isticmaalka badan ee milixda,subagga iyo sonkorta waxa ka mid ah:-

  • Waxa ay kordhiyaan heerka fikirka.
  • Hurdada oo yaraata ,sababta ugu weyn waa heerka sonkorta oo saraysa.
  • Heerka feejignaanta oo hoosaysa.
  • Suus ilkaha.
Qofku hadii uu inbadan uu caadaysto cuntooyinkan maxaa dhici kara mustaqbalka?
  • Macaanka heerkiisa 2 aad.
  • Cadaadiska dhiiga oo sareeeya.
  • Heerka subagga oo saraysma.
  • Miisaanka oo kordha.
  • Lafaha oo xanuuno ku dhalan karaan.
  • Habka cunista cuntada oo kordha.
CAAFIMAAD AHAAN MAAHA CUNTO LA AMAANAY CUNTOOYINKAN ,WAXA MUHIIM AH IN AAD SI DEGDEG AH U YARAYSO KADIB U JOOJISID.


Mahadsanidin.

Comments

Popular Posts