Blood pressure(Cadaadiska dhiiga oo sareeya)xilliga dhalinyarnimada.
Dhiigarka ayaa asiiba 1-8 da'da dhexe ee 20--40,iyada oo ayna muuqan wax calaamad ah ,taas oo noqon karta khatar soo wajahda wadnaha. Celceliska cadaadiska dhiiga waa in uu ahaado 120/80mmhg. Waxyaabaha sababaya in cadaadiska dhiigu uus areeyo waxa ka mid ah. 1. Qaab nololeedka oo isbedela,sida: - Hurdada oo aan ku filnayn. - Jimicsi yari soo wajahda. - Isticmaalka caffeine ta sida bunka iyo shaaha oo badan. 2. Miisaanka badan. 3. Balwadaha kale duwan oo kor uqaada cadaadiska dhiiga. 4. Xanuunada jiitama sida macaanka,beer subagga. 5. Hadii qoyskiisu ay leeyihiin dhiikar,30% halis ayuu isna ugu jiraa. Maxaa lagaga hortagi karaa? - Is cabir hadii aad dareentid madax-xanuun daran,margi xanuun,qaraaca wadnaha oo xoog u qaraacma,hurdo yari,barar lugaha ah... - Jimicsi joogto 150 daqiiqo isku gaynta usbuuci. - Balwadaha kale duwan ...