Posts

Showing posts from February, 2025
  5  Faaiido oo vitamin B12 uu ka helo qofka macaanka lanool. Vitamin B12 waxa kale oo loo yaqaan cobalamin ,waxa uu ku milmaa biyaha,taas oo fududaynaysa in sifudud jidhku u nuugo. Faaiidooyin badan ayuu ka helayaa qofka macaanka la nool waxa ka mid ah:- Dareen wadka.                         Xanuunka macaanku waxa uu keena in uu dhaawaco dareemada .                         Badanaa qofka waxa lagu arkaa calaamadahan:-                         - Kabuubyo..                        - Dareenka faraha gacmaha iyo lugaha oo yaraada.                       -  Gariir badan.      Vitamin B12 waxa ay ka caawinaysaa qofka calaamadaha...